![](/assets/artwork/1x1-42817eea7ade52607a760cbee00d1495.gif)
16 min.

Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad Xidhiidhada Nolosha Podcast
-
- Relaties
Fariin ii reeb :)Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda.Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp