Ubad Bila Daania Dunia
-
- Kids & Family
Asalaamu Caleykum. Ku soo dhawaada podcast Ubad-Bila. Halkan waxaan idinku soo gudbini sheekooyinka carruurta, xanaaneynta carruurta, dhiirigelinta waalidinta iyo buugaag aan qornay oo ku saabsan dhiirigelinta hooyada iyo caqliga koraya. Waxaana idin soo gudbinaya Daania Dunia. Halkan podcasts iyo Spotify ayaad nagala socon kartaan. Jazakallah Khayr.
-
6. Geed & Laba nin oo musaafir ah
In Ilaahay loo mahadnaqo oo loogu xamdiyo nimco kasta oo ikaahay ina soisay ayay sheekadani ina baraysa. Dhageysi wacan
-
5. Sheeko time
Qiso kooban oo ku saabsan boqor raba inuu wadankiisa wanaajiyo ka hor intaanu naftiisa wanaajin.
-
4. Faa'idada iyo faa'ido darada ay cadceedu u leedahay jidhkeena!
Dhageysi wacan!
-
3. Marnaba ha u maleyn inaad tahay waxa ay kugu sheegayaan
Bismillah
-
2. Shanta dareen ee carruurta
Cutubkan 2aad wuxuu ku saabsan yahay shanta ee dareen ee caruurtu ay leeyihiin markay ka yar yihiin hal sanno iyo qaabka ay u shaqeeyaan dareemada carruurta.
-
1. Daryeelka Hooyada iyo Ilmaha (episode/cutub 1)
Cutubkan waxaan kaga hadlayna daryeelka ay hooyadu u baahan tahay inay aqoon u lahaato kadib markay umusho.