300 episódios

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen Sveriges Radio

    • Notícias

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

    Wararkii maanta iyo Sweden

    Wararkii maanta iyo Sweden

    Wararkii ugu dambeeyey ee corona. Iiraan oo magdhow ka bixinaysa dayuuraddii ay soo riddey. Siyaasi saluugey waraysigii Saabuuni.

    • 2 min
    Wararkii maanta iyo Sweden

    Wararkii maanta iyo Sweden

    Sugitaannada qalliinnada oo dheeraaday, Xisbiga SD oo ka laabtay mooshin ka dhan ah Xijaabka. Xildhibaan ku baaqay in waayeelka la geeyo goobo KMG ah si looga gaashaanto Covid-19.

    • 2 min
    Wararkii maanta iyo Sweden

    Wararkii maanta iyo Sweden

    Dadka leh lid jireedka antikroppar oo la kulmi kara risk grupper-ka, FHM oo lagu eedeeyey inay ka gaabisay talooyinka xaafadaha danyarta & aragtiyo kala duwan oo ku saabsan siyaasadda qaxootiga

    • 2 min
    Wararkii maanta & Sweden

    Wararkii maanta & Sweden

    Shaqa laaanta oo nus milyan ku dhowaanaysa, dunida oo hadal haysa karoonaha Sweden iyo tirada qaxootiga Sweden yimaada oo qoondo loo gooynayo

    • 2 min
    Nyheter på Somaliska

    Nyheter på Somaliska

    Lacago loogu tala galay risk-group oo 2 bil dib u dhacaya, Skolverket oo tirakoobka ardayda wax ka bedeleeysa & Tartankii Seuki 2020 oo u baaqday karoonaha dartii

    • 2 min
    Wararkii maanta iyo Sweden

    Wararkii maanta iyo Sweden

    Darawallada gaadiidka dadwaynaha oo ka halis badan dadka kale, Bankiga SEB oo ganaac culus la saaray iyo Barnaamijka ''Walaal ila orod'' oo uu hindisey nin Soomaali ah

    • 2 min

Top podcasts em Notícias

Ouvintes também assinaram

Mais de Sveriges Radio