Wardoon Podcast Wardoon Podcast
-
- Notícias
Wardoon podcast is weekly podcsting
Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono.
Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.
-
REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007
Comment-yadii ugu qosolka badnaa ee aan aragno waa qodobka todobaadkaan aan ku lafa guri doono barnaamijka.
Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya
Producers & Edited by:
Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast
Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto
Available listening platforms ---- Podcast ---
Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3oNW6FITqd1uLoPe
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy8yNjQyNzVhNC9wb2RjYXN0L3Jzcw==
Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-podcast
Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g #CommentsQosol #funnycomments
RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podcast-G4oyNX
Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal
#somaliIQ #IQsomali #somalipodcast #Wardoonpodcast
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/wardoon-podcast/message -
IQ-ga soomaalida oo aad uga yar mid aduunka kale. Wardoon Podcast #Episode 006
Caqliga Soomaalida oo lagu xisaabay in uu ka ka hooseeyo 68% marka loo eego wadamada kale ee aduunka. Arintaas ayaan barnaamijka uga hadli doonaa INSHA ALLAH. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast
Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms
---- Podcast ---
Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3...
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast...
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=...
Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-pod...
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/wardoon-podcast/message -
Baad la iskaga qaato baraha bulshada #Episode 005
Waxaan todobaadka barnaamijka uga hadli doonaa cod sir ah oo laga duubay Shiine Culay oo baad weydiisay ganacsade Soomaali ah.
Producers & Edited by:
Abdifitah Nuh Samir Khadar
Mohamed Ayaanle
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast
Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto
Available listening platforms
---- Podcast ---
Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3oNW6FITqd1uLoPe
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy8yNjQyNzVhNC9wb2RjYXN0L3Jzcw==
Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-podcast Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g
RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podcast-G4oyNX
Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal #Wardoonpodcast
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/wardoon-podcast/message -
Lacag ma ku bixin laheyd waxbarasho? - WARDOON PODCAST #Episode 4
Waxbarasho lacag ma ku bixin laheyd? Falanqeynta todobaadkaan ayaa ah su'aashaas waxaana is barbar dhig ku sameyn doonaa waxbarashada dalkii iyo mid taala wadamada reer galbeedka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya
Producers & Edited by:
Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast
Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto
Available listening platforms ------ Podcast ---
Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3oNW6FITqd1uLoPe
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy8yNjQyNzVhNC9wb2RjYXN0L3Jzcw==
Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-podcast Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g
RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podcast-G4oyNX
Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178280/talk2me-ila-hadal
#WardoonPodcast #Wardoon20
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/wardoon-podcast/message -
Jahwareer qaabka waalidka la isugu yahay. Wardoon podcast #Episode 003
Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa qaabka fog ee waalidka la isugu yahay. waxaa dhanka taleefoonka noogu marti ah Yaxye Muuse Cali oo aan su’aalo badan ku weydiin doono. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya
Producers & Edited by: Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle
Su’aasha todobaadka: AABAHAA AABIHIISA WALAALKIISA MUXUU KUU YAHAY?
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast
Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms
---- Podcast ---
Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3...
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast...
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=...
Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-pod...
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/wardoon-podcast/message -
Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002
Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa dhacdo xanuun badan oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhacday. Dhawaan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada nin sheegay in uu yahay macalin dugsi Quraan balse aan u aragno in uu yahay QOF aanan fiyoobeyn. Ninka ayaa fara xumeyay gabar yar oo da'deedu lagu sheegay 8 sano jir.
Ninka oo kasoo muuqday muuqaal lagu duubay ayaa afkiisa ka qirtay. Nooma aysan suuragalin inaan wax war ah ka helno dhinaca dhibanayaasha. Arintaas ayaan falcelin ka sameyn doonaa waxaana qeybaha danbe ee barnaamija fariin ugu gudbin doonaa waalidiinta caruurta heysta.
Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya
Producers & Edited by: Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle
Available listening platforms ---- Podcast ---
Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3...
Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast...
Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=...
Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-pod...
Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g
RadioPublic https://radiopublic.com/wardoon-podca...
Poddtoppen: https://poddtoppen.se/podcast/1483178...
---
Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/wardoon-podcast/message