400 episodes

Independent news and stories connecting you to life in Australia and Slovenian-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

SBS Somali - SBS Afsomali SBS

    • News

Independent news and stories connecting you to life in Australia and Slovenian-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

    Barnaamjia Salaamaha Ciidda

    Barnaamjia Salaamaha Ciidda

    Ka dib markii sannadkii 2020 aan la tukanin salaadihii ciidaha, loona dabbaal degin, xannibaadihii safmareenka COVID awgood, ayay sannadkan 2021 muslimiinta Australia si xamaasad dheeraad ahi ku jirto u ciideen. Qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee Australia ayaa nagala qayb qaatay barnaamijkan gaarka ee salaamaha ciidda, iyagoo hambalyooyin u diray dhammaan muslimiinta, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba.
     
    Dhegaytayaasha laanta afsoomaaliga ee idaacadda SBS qaar ka mid ayaa farxadda ciidul-fitri u

    Australia oo soo iibsatey 25 million oo tallaalka Moderna ah

    Australia oo soo iibsatey 25 million oo tallaalka Moderna ah

    Australia ayaa soo iibsanaysa 25 malyuun oo tallaalka moderna ee COVID-19 ah. 10 malyuun oo hor-dhac ah ayaa imaan doona dhammaadka sannadkan iyadoo 15ka malyuun ee kalena la filayo sannadka 2022.
     

    Yaa ka faa'iiday miisaaniyada sanadkan?

    Yaa ka faa'iiday miisaaniyada sanadkan?

    Miisaaniyada sanadkan ee dalka Australia ayaa la soo bandhigay. Haddaba yaa ka faa'iiday yaase ku qasaaray?
     

    Miisaaniyada iyo bulshooyinka dalka ku cusub

    Miisaaniyada iyo bulshooyinka dalka ku cusub

    Miisaaniyadii sanadkan ayaa lagu sheegay in soogalootiga cusub ay sugidoonaan 4 sano inay cayrta xaq u yeeshaan.
    Warar kale ee miisaaniyada halkan ka dhagayso.

    Soomaalida Hindiya sidee u saameeyay COVID-19 dalkaas ka dilaacay?

    Soomaalida Hindiya sidee u saameeyay COVID-19 dalkaas ka dilaacay?

    Soomaalida ku nool dalka Hindiya ayaa waxaa sameeyay COVID-19 dalkaas ka dilaacay.
    Waxaa nooga waramay Qaasim Muuse Dhuxulow oo ah suxufi madaxbanaan kuna sugan Caasimada, Delhi.

    Wararka SBS Somali Talaado 11 May

    Wararka SBS Somali Talaado 11 May

    Wararka caawa waxaa ka mid ah:
     Nin reer Victoria ah oo soo dhamaystay 14 maalmood oo karantiil oo laga helay COVID-19.
     Miisaaniyada caawa oo laga filayo in maalgalin lagu bixiyo Haweenka, xanaanada caruurta, dadka naafada ah iyo xanuunada dhimirka.

Top Podcasts In News

Listeners Also Subscribed To

More by SBS