186 Folgen

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

SBS Somali - SBS Afsomali SBS

    • Nachrichten

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

    Wararka SBS Maanta oo Isniin ah 25 May

    Wararka SBS Maanta oo Isniin ah 25 May

    Wararka maanta waxaa ka mid ah:
    Iskuulada oo lagu noqday gobolada dalka Australia qaarkood.
    Waxaa laga digay in la is dhigto maadaama la furay gobolada intooda badan.

    • 7 Min.
    Maxay tahay danta Kenya ugu jirta in dacwada dib loo dhigo?

    Maxay tahay danta Kenya ugu jirta in dacwada dib loo dhigo?

    Aqoonyahano ka hadlay sababta Kenya ay u doonayso in dib loo dhigo dacwada badda ee kala dhaxaysa Soomaaliya.
     

    • 4 Min.
    Waqtiga ma ku haboon tahay in batroolka Soomaaliya la xaraasho?

    Waqtiga ma ku haboon tahay in batroolka Soomaaliya la xaraasho?

    Dawlada federalka Soomaaliya ayaa dhawaan ku dhawaaqday inay shirkado laga gadayo xirmooyin badda ah si loo soo saaro

    • 4 Min.
    Maxaa laga fili karaa gudiga doorashada 27 bishan June?

    Maxaa laga fili karaa gudiga doorashada 27 bishan June?

    Soomaaliya wali waxaa muran ka taagan yahay nooca doorasho ee ka dhici karta sanadkan 2020.
    Gudiga doorashada qaran ayaa la filayaa inay soo bandhigaan nidaamka doorasho.

    • 3 Min.
    Community views on major Somali issues of the week

    Community views on major Somali issues of the week

    Aragtida qaar ka mid ah Jaaliyadu ka dhiibteen arimihii ugu waaweynaa Soomaaliya

    • 11 Min.
    Eid Al-Fitr during COVOD-19 restrictions with Sh Issa Mussa

    Eid Al-Fitr during COVOD-19 restrictions with Sh Issa Mussa

    Ciidaan way ka duwan tahay ciiddihii hore, haddaba sidee loo ciidayaa sanadkan?

    • 8 Min.

Top‑Podcasts in Nachrichten

Zuhörer haben auch Folgendes abonniert:

Mehr von SBS