9 min

Soo Koobid I Buugga Dirkii Sacmaallada Shamac Podcast

    • Books

Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan iyo badhxanka isirka Soomaaliyeed , gaar ahaan waxa ka jira Carabnimada Soomaalida.