42 min

# 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka Ladnaan Podcast

    • Parenting

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka?Goorma ayaan bilaabeynaa?Miyaan u baahan nahay in da' walbo aan si u barno?Maxaa inoo shaqeeyay?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil lo...