6 Min.

Saamaynta fikirka iyo sidaad isbedel u abuuri kartid Maan kobciye

    • Impro-Comedy

Xalqadan cusub aan kasoo jaray qaybta youtube isago dhamaystirana halkan ka daawo ( Youtube= maankobciye ) waxad ka baranaysaan sida ay isula shaqaynayaan hab fikirkaaga iyo hadafkaaga markaad hiigsanaysid haddaad qorto kuna celceliso waxad doonayso. Waxa daadahaynaaya aniga iyo ahmed darwiish.. Guulaysta dhamaantiin. 