21 min

Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad Xidhiidhada Nolosha Podcast

    • Relaciones

Fariin ii reeb :)Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiid...