7 min

QORSHAHA NOLOSHA QORSHAHA NOLOSHA Ep:1

    • Mental Health

Qaybta ugu Horays ee Barnaamijkan waxaa uu Kaga hadlaynaa inaan qofkasta uu Helo qorshe nololeed oo uu kuhagaajin karo ruuxdiisa si uu unoqdo qof isku kalsoon oo lagu dayankaro ilamarkaasna leh Awood qofnimo iyo (Mental) muuqada oo la oran
karo waa qof wanaagsan oo bulsho Hogaamin-kara''