1 集

Barnaamijyadan waxaa loogu talo galay dadka soomaaliyeed ee baranaya luqada holland diiska.
Baahin walba waxaad ku baran doontaa waxyaabo cusub, sida in aad suuqa wax kasoo iibsato, in aad balan ka samaysato dhakhtarkaaga iyo waxyaalo kale oo muhiim ah.

Learn With Hassan Maalin Series - Dutch learndutchwithhassanmaalin

    • 教育

Barnaamijyadan waxaa loogu talo galay dadka soomaaliyeed ee baranaya luqada holland diiska.
Baahin walba waxaad ku baran doontaa waxyaabo cusub, sida in aad suuqa wax kasoo iibsato, in aad balan ka samaysato dhakhtarkaaga iyo waxyaalo kale oo muhiim ah.

    Episode - 1 : Caafimaadka 7 July 2020

    Episode - 1 : Caafimaadka 7 July 2020

    Caafimaadka

    Casharkani wuxuu ku saabsan yahay sida balan looga samaysto dhakhtarkaaga adiga oo la hadlaya xoghayntiisa.

    Maxaad baranaysaa?

    * inaad balan samaysato.

    * inaad fahanto su’aalaha .

    * sida loo sheego magacaaga, address kaaga iyo taariikhda dhalashadaada.

    • 26 分鐘

關於教育的熱門 Podcast