37本のエピソード

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Sadexdii usbuucba hal mar yauu ba waxuu bixidoonaa. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Maxamed Dhagacadde oo ah blogger reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

Garasho-wadaag Garasho-wadaag

    • 社会/文化

    37. Gù Khayr Qaba!

    37. Gù Khayr Qaba!

    Falis Abshir Guuleed iyo Shamso Diiriye Kulmiye

    • 1 時間14分
    36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo

    36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo

    Maymuun Calinuur GayfaneXirsi Yusuf Barre 

    • 1 時間21分
    35. Rehmad, Dambi-dhaaf iyo Najaat

    35. Rehmad, Dambi-dhaaf iyo Najaat

    • 1 時間22分
    34. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha Khilaafka ~ Bogsiin bedesha Aargoosiga

    • 1 時間15分
    33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay

    Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta GaalkacyoAsad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo

    • 1 時間23分
    32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa

    Burhaan Cabdulaahi, leh
    Abshiro Cali GeediDeeq Aadan Cali

    • 1 時間32分

社会/文化のトップPodcast

となりの雑談
TBS RADIO
kemioの言わせて言うだけEverything
UNICORN.inc
HOMEGIRL
Meg and Hina
The Austin and Arthur Show
Arthur Zetes
武田鉄矢・今朝の三枚おろし
文化放送PodcastQR
東京ポッド許可局
東京ポッド許可局