Xalqadda 2aad Waxaa Marti Inoogu ahaa Ambassador Mohamed Ali Nur Americo Oo Ah Danjire Umadda Soomaaliyeed howlo badan muhiim ah usoo qabtay. Waxaan ka wada shekesanay Cafiska iyo sidee muhiim ugu tahay dadkeena. Fadlaan Hadaad ka hesho dhageysigeeda nala wadaag reviewkaga.
Information
- Show
- FrequencyUpdated twice weekly
- Published14 May 2021 at 17:09 UTC
- Length50 min
- Season1
- Episode2
- RatingClean
