99 episodes

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

Codka Ubax Ismaaciil C Ubax

    • Arts
    • 4.3 • 139 Ratings

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

    SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida

    SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida

    Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!
    Support the Show.

    • 33 min
    SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"

    SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"

    Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!
    Support the Show.

    • 30 min
    SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada

    SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada

    Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!
    Support the Show.

    • 24 min
    SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13

    SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13

    Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!
    Support the Show.

    • 12 min
    SE08EP5: Dhuusamareeb

    SE08EP5: Dhuusamareeb

    Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!
    Support the Show.

    • 44 min
    SE08EP04: Hadhiwaa

    SE08EP04: Hadhiwaa

    Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan!
    Support the Show.

    • 1 hr 3 min

Customer Reviews

4.3 out of 5
139 Ratings

139 Ratings

sabrina salahudin ,

Farxad

Runtii aad ayaan ugu farxay markaan arkay codka ubax kaas oo kor uso qaadaayo suugaanta somalida wxn rajaynaa inaad horey u wadaan oo adan ka caajisin
Wana ku faraxsanahay inan dhagaysanayo podcast somali ku baxaayo 😍

HanadZMo ,

Bogaadin !

Xaqiiqdi si wayn oo aanan qiyaasi karin ayaan ugu riyaaqay Codka Ubax Podcast iyo hoggaan ka guud iyo dhammaan shaqada quruxda badan ee aad haysaan dadaal wacan.

Top Podcasts In Arts

The97sPodcast
3MenArmy
Abubakar Mohammed
Abubakar Mohammed
We Said What We Said with Rickey and Denzel
Spotify Studios
McCartney: A Life in Lyrics
iHeartPodcasts and Pushkin Industries
99% Invisible
Roman Mars
Read The Room
Cavanaugh James

You Might Also Like

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Amaal Haybe
Kabasho
Hamda Hussein
ALBAAQIYAT
albaaqiyat
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Nazreen Zallah
Haifaa Younis
Muslim Central
Nafas with Samah Alothman ﻧَﻔَﺲ مع سماح العثمان
Samah Alothman