4 min

Hordhac - Hooyo Macaan Abubakar Mohammed

    • Books

Hooyo waa ereyo ka kooban shan xaraf, laakin micnihiisa ayaa ka badan intaas, waa jeceyl, waa naxariis waa farxad, waa deggenaansho, waa jannah, waa nolol. Dhammaan ereyada aduunka hadii la isku dayo in lagu micneeyo aanan lagu micneyn karin. Alla dadka u fududaa dhawaaqa ereyga hooyo, isla markaasna adagaa in la tilmaamo. 