1 hr 2 min

# 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M‪.‬ Ladnaan Podcast

    • Parenting

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro fac naxariis iyo jaceyl wax lagu baray iyo ineey u arkaan waxbarasha mid socota oo aan dhamaaneyn. Bal nala dhageysta xalqadan xiisaha leh. Nala...