401 afleveringen

Independent news and stories connecting you to life in Australia and Slovenian-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

SBS Somali - SBS Afsomali SBS

    • Nieuws

Independent news and stories connecting you to life in Australia and Slovenian-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

    Wararka SBS Somali Jimco 22 Janaayo

    Wararka SBS Somali Jimco 22 Janaayo

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Golaha Qaranka oo isku raacay in xadidaada dadka Australia soo galaya la sii wado ilaa bartamaha bisha soo socota.

    • 8 min.
    Wararka SBS Somali Khamiis 21 Janaayo

    Wararka SBS Somali Khamiis 21 Janaayo

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Joe Biden iyo Kamala Harris oo la caleema saaray. Gobolada Australia oo aan kaysas coronavirus laga helin.

    • 7 min.
    Wararka SBS Somali Arbaco 19 Janaayo

    Wararka SBS Somali Arbaco 19 Janaayo

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo sheegay inuusan la hadlin madaxweynaha xilka ka degaya ee Maraykanka Donald Trump. Caalamka oo ugu baaqay Ruushka inuu sii daayo hogaamiyaha mucaaradka ah ee dhawaan la xiray.

    • 9 min.
    'Ha la eego danta shacabka'

    'Ha la eego danta shacabka'

    Iyadoo wali uu ka jiro khilaaf dhanka doorashada Soomaaliya, General Mohamed Catoosh ayaa nala falan qaynaya arimaha dalka ka taagan.

    • 9 min.
    ICV iyo hay'ado kale oo wado qorshe lagu taagero loo fidinayo dadka deggan saraha dhaadheer ee Fleminton iyo North melbourne

    ICV iyo hay'ado kale oo wado qorshe lagu taagero loo fidinayo dadka deggan saraha dhaadheer ee Fleminton iyo North melbourne

    Golaha Islamka Victoria iyo hay'ado kale ayaa wad qorshe ay isku dayayaan inay ku caawiyaan dadka deggan saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington.

    • 9 min.
    'Maskixiyan waqti badan ayay qaadanaysaa inay ka soo kabsadaan'

    'Maskixiyan waqti badan ayay qaadanaysaa inay ka soo kabsadaan'

    Bandowgii degdeg ahaa ee lagu soo rogay saraha dhaadheer ee Flemington and Flemington ayay wali dadku ka soo kabsanayaan. Waxaana socda dadaalo lagu caawinayo dadkaasi.

    • 10 min.

Top-podcasts in Nieuws

Luisteraars hebben zich ook geabonneerd op

Meer van SBS