44 episodes

Hello and welcome, This podcast is the first-ever Somali motivation podcast found and, more exciting, by a woman; its previous name was Dhiiri-galin podcast and changed to its current name in early 2019. This podcast is hosted, produced, and founded by Istahil Aideed. All topics are taboo and not discussed enough in the Somali community, such as domestic abuse, mental health, and wellness.


Love
Istahil

Somali Motivation podcast Istahil Aideed

    • Education
    • 5.0 • 5 Ratings

Hello and welcome, This podcast is the first-ever Somali motivation podcast found and, more exciting, by a woman; its previous name was Dhiiri-galin podcast and changed to its current name in early 2019. This podcast is hosted, produced, and founded by Istahil Aideed. All topics are taboo and not discussed enough in the Somali community, such as domestic abuse, mental health, and wellness.


Love
Istahil

    Resilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada

    Resilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada

    • 8 min
    10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababood

    10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababood

    Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood. 

    • 17 min
    5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafo

    5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafo

    Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan. 

    • 7 min
    5TA NOOC EE BAHDILKA & NOOCA UGU DANBEEYAY EE DIGITAL KA.

    5TA NOOC EE BAHDILKA & NOOCA UGU DANBEEYAY EE DIGITAL KA.

    5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan.

    • 14 min
    Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

    Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!

    Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna h**e umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa hore umar ku talaabsado oo adigu aad noqoto cida laga gudbayo ee aan talabadaas la qaadi karin.

    • 9 min
    Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteem

    Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteem

    Marka uu  ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.

    • 12 min

Customer Reviews

5.0 out of 5
5 Ratings

5 Ratings

Top Podcasts In Education

Hanna & de heldige
Vrang produksjon
Foreldrerådet
KLYNGE & Acast
HeartSmart Conversations
HeartSmart Conversations
Level Up med Anniken Binz
Anniken Binz
Hva hvis det er mulig, da?
Anja Hammerseng-Edin
The Mel Robbins Podcast
Mel Robbins

You Might Also Like

Xidhiidhada Nolosha Podcast
Amaal Haybe
Kabasho
Hamda Hussein
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Nazreen Zallah
ALBAAQIYAT
albaaqiyat
MUXAADIROOYIN : SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL
Khalid Duale
Abu Taymiyyah
Abu Taymiyyah