1 episode

Marka aad lawadageyso gabadha walashada ah talo iyo tusale si aysan ayadana ogu dhicin godkii madoba aad adiga ku dhacday hada kahor, waa markasta ay kor u kaceyso kalsonida naftada aad ku qabto iyo sido kale in aad u ogolaneyso naftada korinka. Magaceygu waa maryam, waxan ahay dadihiyaha barnamijka Bidhaan, waxan aminsanahay in ay noloshada wax ka badali karto qiso aad dhageysatay markaad si taban noloshada ogu dabaqdo. Kuso dhawaw barnamijkena aad ka u quruxda badan, iskuna day in aad nagala socoto barahena bulshada kale. MAHADSANID!

BIDHAAN podcast Maryam

    • Education
    • 4.0 • 1 Rating

    xalqadii 1aad: Hordhac|| baro qofka ay tahay maryam

    xalqadii 1aad: Hordhac|| baro qofka ay tahay maryam

    xalqadan waa xalqad an ogu tala galay in ay hordhac u noqoto barnamijkena cusub, sidoo kalena waa xalqad aan ku fahfahinayo nafteyda, si aad adiga dhageystaha ahna u barato qofka daadihiyaha ka noqon dono xalqadaha soo socdo.

    waxan marlabad iyo mar sedexadba kuguso dhaweynaya barnamijkan cusub ee logu tala galay gabdhaha muslimadka ah.

    waxan aad ogu faraxsanahay in aan manta awoday in an xalqada 1aad so geliyay, jimco walbana aad ka dhageysan donto xalqado cusub ciwan kenan.

    waxan xalqadaha bidhaan podcast kuguso gudbinna, baraha bulshada kala duwan, hadii aad youtube jeceshahay iyo hadii aad dhageysiga jeceshahaybo, hana ilawin in aad naguso biirto sababto ah waxey ino tahay dhiri gelin.

    hadii ad jeclan laheyd in aad ilaso xirirto waxan hoos kugu dhafaya gmail keyga: ilawadagqisadada@gmail.com

    • 15 min

Customer Reviews

4.0 out of 5
1 Rating

1 Rating

Top Podcasts In Education

TED Talks Daily
TED
6 Minute English
BBC Radio
The Daily Motivation
Lewis Howes
Prakhar Ke Pravachan
Prakhar Gupta
Learning English Conversations
BBC Radio
How to Know What's Real
The Atlantic