15 min

EPO4 Xasuusin iyo xasilooni| Nasriga iyo guusha cid gaar ahi malaha| وتلك الأيام نداولها بين الناس “‪.‬ Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah

    • Self-Improvement

Xasuusinta maantaHadii aad dareemayso dareen ah in aan laguu qadarin in aad maruun guul gaadho, ama aad dareemayso in riyo aad jeclayd aanay kuu dhaboobi-karahaynin oo ay wakhtigan kugu adag-tahay in aad rumayso,Halka dadka inbadan oo ka mid ahi ay xikmada ilaahay gaadheen waxaa aad adigu doonaysey ee aanad wali gaadhin.Xasuuso aayada 140 suurada aali cimraan.Ilaahay wuxuu leeyahay “وتلك الأيام نداولها بين الناس “Sidaasaanu maalmaha dadka ugu kala wareejinaynaa, ama sidaasaanu aya...