58 episodes

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast

Ladnaan Podcast Fatumo & Sagal

    • Kids & Family

    #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

    #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay sidaan u xoojin leheen isku xirnaanta qoyska.Waxaan ka hadalnay lix qeybood oo naga caawineyso isku xirnaanta qoyska:1. In aaladaha teknoloojiga iyo shaashaada aan ka fogaano kuna badalno waxyaabaha reerka isku soo dhaweeyn kara2. In ay jirta hab dhaqan ama maamul guriga oo ay dadku dhan wada og yihiin (routine)3. In wada hadalka la xo...

    • 1 hr 13 min
    #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.

    #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical psychologist. Iyadoo nooga warameysa waa maxay koriinka caruurta aan caadiga ahayn, maxaa keena, sideena waalidka ku garan karaa ama ula tacaali karaa. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?...

    • 35 min
    #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka

    #55: Sideen u socod siinaa wax qabadkii Ramadanka

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena maanta waxaan kaga hadleynaa sidee ayuu ahaa Ramadankeena, maxaa inoo suurta galay qorshihii aan sameeynay? Sideen usii socod siinaa wax qabadkii aan sameeynay? Waxaan kaloo idinla wadaageynaa sida ay reerka usii socod siin lahaayeen, camalada wanaagsan ay sameeyeen.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://...

    • 24 min
    # 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

    # 54: Bisha Ramadan iyo siduu qoysku isugu diyaarin lahaa

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalaqadeenaan kaga hadleynaa siduu qoysku isugu diyaarin lahaa bisha Ramadan ee barakeysa. Sideen isugu dheeli tirnaa howlaheena adduunka iyo inaan Alle u dhawaano.Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo same...

    • 32 min
    # 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka

    # 53: Sideen caruurteena qalbigooda ugu xasilinaa iimaanka

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Kusoo dhawaada xalqad cusub oo ka hadleysa sidaan caruurteena qalbigooda ugu abuuri leheen, uguna xasilin leheen iimaanka. Waxaanu ka wada hadleynaa su'aalo ah: Waa maxay sababta aan ugu baahan nahay inaan caruurteena qalbigooda ku abuurna kuna xasilino iimaanka?Goorma ayaan bilaabeynaa?Miyaan u baahan nahay in da' walbo aan si u barno?Maxaa inoo shaqeeyay?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil lo...

    • 42 min
    # 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.

    # 52: Aragtida caruurta laga qabo iyo saameynta - wareeysi Dr. Faadumo M.

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadan xiisaha leh idinkugu soo gudbineynaa wareysi aan la yeelanay Dr. Faadumo Mohamud Mohamed aragtida caruurta ay bulshada ka qabto iyo saameynta ay ku yeelaneyso tarbiyada iyo tacliintaba. Dr. Faadumo waxeey xanaanad ka furtay magaalada Muqdisho taasoo ula jeedadeeda tahay in lasoo saaro fac naxariis iyo jaceyl wax lagu baray iyo ineey u arkaan waxbarasha mid socota oo aan dhamaaneyn. Bal nala dhageysta xalqadan xiisaha leh. Nala...

    • 1 hr 2 min

Top Podcasts In Kids & Family

Somali-happyFamily Podcast
Sahra Sheikh Hussein
儿童睡前故事大全 | 口袋故事
口袋故事
BabyBus | 宝宝巴士·睡前故事 | 4-7岁儿童
BabyBus
晚安宝贝|儿童性格养成故事
金色豆荚
【艺休哥】儿童成语故事
艺休哥
励志寓言故事大全|免费版|儿童故事|寓言故事
奔跑的波浪