![](/assets/artwork/1x1-42817eea7ade52607a760cbee00d1495.gif)
122 episodes
![](/assets/artwork/1x1-42817eea7ade52607a760cbee00d1495.gif)
Muqdisho Podcast Kamal
-
- Society & Culture
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….
-
SAFIRKA ETOBIYO OO DALKA LAGA ERAYAY MAGACAABIDA TALIYAHA CUSUB EE NISA,
Send us a Text Message.SAFIRKA ETOBIYO OO DALKA LAGA ERAYAY MAGACAABIADA TALIYAHA CUSUB EE NISA, Support the Show.
-
ARGAGIXIYE TAAKEEYE AYAA MAXKAMADA CIIDAMADA KASOO MUUQDAY
Send us a Text Message.Support the Show.
-
BURCAD BADEED LAGU AABTAY XEEBAHA SOOMAALIYA
Send us a Text Message.Support the Show.
-
MAREYKANK AYAA SOOSAARAY LIST SHAQSIYAAD SOOMAALI AH EE LA CUNAQABATEEYAY
Send us a Text Message.Support the Show.
-
DHAQTAR KENYAN AH SOOMAALIYA KA HOWL-GALA AYAA BEER KA SAMEESTAY DEEGAANKA
Send us a Text Message.Support the Show.
-
MW XASAN SHEEKH ERITERIA CIIDAMADA UU KA KEENAYO WA NUUCEE
Send us a Text Message.Support the Show.