19 min

Raaxada Jirka 5 (Full) - Ku Raaxayso Noloshaada Abubakar Mohammed

    • Books

Qaybta 5aad: Raaxada Jirka:

Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa:

Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga.
Sida aad ku heli lahayd dhammaan maaddooyinka jirka u baahanyahay.
Sida aad u ilaalin lahayd nadaafadda jirkaaga.
In aad maalin walba samaysid jimicsi fudud.
In aad heshid hurdo kuugu filan iyo daawada hurdo la’aanta.
In aad aaddid safar, si jirkaaga firfircooni u helo iyo faa’idooyinka uu leeyahay safarku.