6 episodes

Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.

Dhgaysi wacan.

Wehel Podcast Juweria ismail

    • Health & Fitness

Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.

Dhgaysi wacan.

    Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling

    Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling

    Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social MediaYoutube - https://youtube.com/@wehelpodcast

    • 18 min
    Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance

    Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance

    Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena Dhagaysi wacn

    • 8 min
    Maaraynta Dareemaha

    Maaraynta Dareemaha

    xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno.Dhagaysi wacan

    • 9 min
    side loo dareema dareemahaga?

    side loo dareema dareemahaga?

    xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento.Dhagaysi wacan

    • 10 min
    Caafmaadka maskaxda - Mental Health

    Caafmaadka maskaxda - Mental Health

    xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada.Dhagaysi wacan

    • 15 min
    Hordhac

    Hordhac

    Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.Dhgaysi wacan.

    • 42 sec

Top Podcasts In Health & Fitness

Kabasho
Hamda Hussein
Nafas with Samah Alothman ﻧَﻔَﺲ مع سماح العثمان
Samah Alothman
On Purpose with Jay Shetty
iHeartPodcasts
Meditation
Quiet.Please
Трагедия дам
mave
Kyle Kingsbury Podcast
Kyle Kingsbury

You Might Also Like