6 episodes

Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.

Dhgaysi wacan.

Wehel Podcast Juweria ismail

    • Health & Fitness

Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.

Dhgaysi wacan.

    Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling

    Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling

    Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.Qoraal(journaling prompt):https://bit.ly/3UPTMV3Day One app : Day One Journal App Social MediaYoutube - https://youtube.com/@wehelpodcast

    • 18 min
    Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance

    Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance

    Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena Dhagaysi wacn

    • 8 min
    Maaraynta Dareemaha

    Maaraynta Dareemaha

    xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno.Dhagaysi wacan

    • 9 min
    side loo dareema dareemahaga?

    side loo dareema dareemahaga?

    xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento.Dhagaysi wacan

    • 10 min
    Caafmaadka maskaxda - Mental Health

    Caafmaadka maskaxda - Mental Health

    xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada.Dhagaysi wacan

    • 15 min
    Hordhac

    Hordhac

    Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda.Dhgaysi wacan.

    • 42 sec

Top Podcasts In Health & Fitness

Kabasho
Hamda Hussein
Nafas with Samah Alothman ﻧَﻔَﺲ مع سماح العثمان
Samah Alothman
Mindset & Motivation
Dr. Stephen Cabral
Intermittent Fasting
Dr. Stephen Cabral
Nasty Backpack Podcast
Nasty Backpack
Finding Your Way Through Therapy
Steve Bisson

You Might Also Like