Mohamed Sharif Mohamed Sharif
-
- Technology
Kuso dhawow baramijyada mohamed sharif qaybta podcastga oon kuso gudbin doono technologyga,ganacsiga,dhaqaalaha,suuqgaynta,naf la hadalka,dad la dhaqanka,iyo si guud baramijyada khuseeya horumarinta nafta.
-
Sidee bu isticmaalka baraha bulshadu u naafeeya maskaxdeena?
Xalqadan waxan kaga hadlayaa sida uu u shaqeeyo alghorithm ka baraha bulshadu iyo sida uu maskaxdeena u naafeeyo
-
cybersecurity iyo baramijka khibrad wadaag
baramijka khibrad wadaag maanta waxa marti inoogu ah abdiwahab ahmed omer oo ah cybersecurity iyo Bug bounty hunter waxaynuna ka waraysanaynaa khibradiisa ku sabsan cybersecurity iyo si guudba technologyga
-
midke mudan in la barto computer sceince ,software engnering iyo IT
Midkeen doorta saddexdan field ee computer sceince software engering iyo IT waa su,aal igu so lalabatey oo badana iso waydiiyan ardayda jamacadaha bilaabaya xalqadan waxan kaga jawabaaya dhawr su,aalood oo kamid yihiin
sida ay ukala sareeyan ama ukala fiican yihiin?
faculty walba waxa lagu barto iyo qofka barta waxyaabaha uu awoodo in uu qabto?
meelaha uu ka shaqaynayo iyo saddexdan faculty kan leh mustaqbalka u wanagsan? -
maalinkii murugada
waa qiso dhaba oo ka dhaxaysa macalin ahmed iyo ardaygiisa taas oo ka so bilaabatey kismayo kuna dhamatey minnisota , xuquqda sheekada = somali faces , waa codka daaha podcast
-
So laabasho trailer
Codka daaha oo AAN wadnay ilaa 2019 ayaan mar labaad dib u bilowney mudo kadib so noqod wanagsan asxaabti nagu xidhnayd 🤍
-
Cloud storage
Cloud storage waa have aad Ku kaydsan kartid macluumadkaga adiga oo adeegsanaya server aay Ku siiyan shirkadaha bixiya adeegyada cloud storage Ka sida Google ,Microsoft , Amazon ..etc.