Somalipodd Amaal iyo Ilwaad
-
- Society & Culture
Somalipodd med Amaal och Ilwaad. Dhibta iyo dheefta somali maxamed
-
Aan u ducayno Somalia 🇸🇴
Aad buu qalbigu noo xanuuney. ILAAHAYOO umada soomaliyeed u sahal 🤲🏼
-
Isku soo noqod wacan
We are back, we miss you! Mudo badan ka dib waanu soo laabaney.
-
5.DIRISLE:Qaadka iyo Is cadaynta
Qeybtan waxaa Nala jooga martisharaf oo ah Dirisle , Ugbaad , Sucaad.
-
4.Weerarka maskaxiyanka ah!
Raga qaar sheekada iyo dumarka sida loo la hadlo khalad bay ka fahansanyihiin. Maxaa sababay in aanay soomalidu aaneyn aaminsaneyn xanuunada nafsiyanka ah? Dumarka ma waxa lagu hayaa cadaadis maskaxiyan ah?
-
3.Ciyaal ha dhalin hadii aanad...
Dhageyso wax ka baro waxna ka qaado waa waano wacdi.
-
2.Ayuutadii buu la goostay🥺
Waxa qeybtan martidii koobaad noo ah Muna. Waxayaalaha aanu ka hadlayo qeybtan waxa ka mid ah guurka iyo in leysku doori karo lamaanaha.Muna sheeko qosol badan ayay ka sheekeyneysaa. Iyo talooyin badan oo aan jeclanay inan idinla wadagno dhageysi wanaagsan❤️