Codka Ubax Ismaaciil C Ubax
-
- Arts
-
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
-
SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan!
Support the Show. -
SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan!
Support the Show. -
SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan!
Support the Show. -
SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada
Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan!
Support the Show. -
SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!
Support the Show. -
SE08EP5: Dhuusamareeb
Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan!
Support the Show.
Customer Reviews
Aragti dhiibato
Wll dhacdadan waan ubogay ismaaciil waad ku mahadsantahay marti galinta barnaamijkan Maxamed galaydh Waa qof Aragti fog leh abwaan hal abuur loo baahanyhy waan idiin sugaynaa markale
Alle mahad leh
Adam Abdi