1 hr 11 min

SHEEKO-FANEEDDA: Sooyaalkega, Jaadadkeega, Sida Loo Akhriyo| Maxamed Siciid Mire | CAMBAABUR PODCAST PODCASTS AND LECTURES OF AVALITES FOUNDATION

    • Education

Waa mar kale iyo Cambaabur Podcast

Waxa marti ku ah Maxamad Siciid Mire. Waa qoraa u dhuundaloola sheekooyinka, waxna ka qora. Waxa aan kala sheekaysannay:

Sooyaalka Sheeko-faneedda,

Sheekafa, sheeko xariirta iyo jaadadka kale ee sheekaynta xidhiidhka ka dhexeeya,

Jaadadka sheeko-faneedka,

Sheeko-faneedku aqoon ma xambaari karaa,

iyo arrimo kale oo sheekada la xidhiidha.

Dhagaysi wacan

#Sheeko, #SheekoFaneed, #Sheekayn, #Riwaayad, #SheekadaSoomaalida, #SheekafaneeddaSoomaalida, رواية_الصومالية#, #SomaliNovel

Top Podcasts In Education

The Subtle Art of Not Giving a F*ck Podcast
Mark Manson
Tate Therapy
Top G
Academy of Ideas
Academy of Ideas
TED Talks Daily
TED
Motivation Daily by Motiversity
Motiversity
Growth Mindset: Psychology of self-improvement
Growth Mindset Psychology