8 episodes

Kusoo dhawow Janaat podcastJanaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️

Janaat Podcast Dhawrsan Nasir

    • Health & Fitness
    • 5.0 • 1 Rating

Kusoo dhawow Janaat podcastJanaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️

    Ep-6 Narcissistic personality disorder

    Ep-6 Narcissistic personality disorder

    Xalqada 6 ee taxanaheena waxaan kaga hadlaynaa dabeecad loo yaqaan narcissistic personality disorder waxyaabaha calaamadaha u ah qofka qaba dabeecadan iyo waxyaabaha keena inuu qofku la noolado dabcigaas

    Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    • 25 min
    Ep-5 - Postpartum depression| depression ka dhalmada kadib | الاكتئاب بعد الولادة

    Ep-5 - Postpartum depression| depression ka dhalmada kadib | الاكتئاب بعد الولادة

    Xalqadan waxay inaga caawin doonta fahanka xanuunka depression ku dhaca hooyada dhalmada kadib  (postpartum depression)waxyaabaha sababa iyo sida loo daaweyo 

    Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 

    • 23 min
    EP-4 Depression | الاكتئاب | isku buuq( Qulub)

    EP-4 Depression | الاكتئاب | isku buuq( Qulub)

    Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa xanuunka depression ka waxyaabaha sababa iyo sida loola tacaali karo waxaan rajaynayaa inay caawiso xalqadani in baddan oo inaga mida 

    Dhawrsan Nasir/ counselling psychologist 

    Janaat podcast 

    • 23 min
    Teenager | سن المراهقة | Da,ada Qaangaadha (13-20 sano)

    Teenager | سن المراهقة | Da,ada Qaangaadha (13-20 sano)

    Xalqadan  waxaynu kaga hadlaynaa is badala dhaca wakhtiga qaangaadh-ka ee 13-20 sano ,  waxaynu  kusoo qaadan doona   xogo iyo macluumad kaa caawin doona fahanka maxalada ay maryaan ubadkeena ku jira xiligan

    Dhawrsan Nasir / counselling psychologist 
    Janaat podcast 

    • 29 min
    Ep:2 Baahiyaha Nafsiga Ee aadanaha / Psychological needs / الحاجات النفسية

    Ep:2 Baahiyaha Nafsiga Ee aadanaha / Psychological needs / الحاجات النفسية

    Xalqadan waxaynu kaaga hadlaynaa da,a kasta baahiyaha nasfiyadeed ee ay leeday, si aynu ugu baraarugsanaano wakhtigaynu marayno maxa inoo muhiima oon ahayn cunto iyo cabitaan 


    Dhawrsan Nasir 
    counselling psychologist

    • 20 min
    Ep 1 Badqabka Caafmadka Maanka

    Ep 1 Badqabka Caafmadka Maanka

    Xalqadani waa tii kowaad ee tanaha janaat ,waxay inoo iftiiminaysaa muhiimada badqabka maankeena ,waxyaabaha saamaynta inagu leh ,iyo sidaynu isku caawin karno markaynu bukoono maan ahaan

    • 14 min

Customer Reviews

5.0 out of 5
1 Rating

1 Rating

Top Podcasts In Health & Fitness

Όσα ξέρει η Μαρία με τη Μαρία Σολωμού
pod.gr
Huberman Lab
Scicomm Media
Move With Heart
with Melissa Wood-Tepperberg
Сопли Кипчоге
Константин Кан, Артём Забавнов
FoundMyFitness
Rhonda Patrick, Ph.D.
Insight with Tina Parsamand
Tina Parsamand