10 episodes

Kusoo dhawow Janaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 

Janaat Podcast Dhawrsan Nasir

    • Health & Fitness
    • 5.0 • 1 Rating

Kusoo dhawow Janaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 

    S2Ep 1 : Dhaawacyada Caruurnimo / childhood trauma

    S2Ep 1 : Dhaawacyada Caruurnimo / childhood trauma

    Qalbiyo baddanba u buka dhaawacyo so gaadhay xiligii barbaarinta , xalqadan waxay inuu iftiiminaysa waxyaabaha keena dhaawacyada Caruurnimo iyo saamayntoodaQuluubta alle haynoo kabo❤️Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist

    • 28 min
    EP -11 Waalidka iyo Ubadka

    EP -11 Waalidka iyo Ubadka

    Xalqadan waxa marti ku ah hooyaday macaanWaxaan kawada sheekaysanaynaa sida waalidku u xoojin karo inuu soo saaro ilmo baariya aduun iyo aakhirana anfac leh insha allahDhawrsan Nasir / Counseling psychologist ❤️

    • 33 min
    Ep-10 Saamaynta burburka Qoyska iyo Ubadka

    Ep-10 Saamaynta burburka Qoyska iyo Ubadka

    Burburka qoysku wuxu saamayn taban ku yaasha ilmaha iyo waalidkabaXalqadan waxaan kaga hadlaynaa sida waalidku u maarayn karo caafmadkisa iyo ka ilmahaba burburka ka dibDhawrsan Nasir/ counseling psychologist ❤️❤️

    • 24 min
    Ep-9 Sidee naftaada u caawinaysaa marka dhib kula kulmo

    Ep-9 Sidee naftaada u caawinaysaa marka dhib kula kulmo

    Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob- sidee loo xoojiya xidhiidhka alle- Sidee u caawin kartaa naftaada marka dhib dareemaysidDhawrsan Nasir/ counseling psychologist

    • 30 min
    Ep_8 Ka Hor Inta Aanad Guursan

    Ep_8 Ka Hor Inta Aanad Guursan

    Xalqada 8 ee taxanaheena waxaan kaga hadlayna ka hor inta aanad guursan maxaa kuu muhiim ah inaad ogaato si aad u ilaashato Degenida iyo Xasiloonida Maankaaga Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist

    • 31 min
    EP-7 Kasoo kabashada dhaawacyada nafsiga| Healing From psychological trauma

    EP-7 Kasoo kabashada dhaawacyada nafsiga| Healing From psychological trauma

    Xalqadani waxay inaga caawinaysaa inaan fahano maxaa keena dhaawac nafsiya iyo sideen uga kaban karnaa dhibkaas Dhawrsan Nasir | counseling psychologist ❤️

    • 31 min

Customer Reviews

5.0 out of 5
1 Rating

1 Rating

Top Podcasts In Health & Fitness

On Purpose with Jay Shetty
iHeartPodcasts
Όσα ξέρει η Μαρία με τη Μαρία Σολωμού
pod.gr
The Mindset Mentor
Rob Dial
The School of Greatness
Lewis Howes
Nadia Talks Wellness
Nadia Boule
The Mid•Point with Gabby Logan
Spiritland Creative

You Might Also Like

Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah
Nazreen Zallah
Xidhiidhada Nolosha Podcast
Amaal Haybe
ALBAAQIYAT
albaaqiyat
Kabasho
Hamda Hussein
Wehel Podcast
Juweria ismail