10 episodes

Kusoo dhawow Janaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️Dhawrsan Nasir / counseling psychologist

Janaat Podcast Dhawrsan Nasir

    • Health & Fitness
    • 5.0 • 2 Ratings

Kusoo dhawow Janaat podcast wuxuu kaa caawin doona fahanka muhiimada badqabka caafmadka maankaaga ,ilaalinta kobaca garaadka dhalaanka, samaynta xidhiidh togan oo ka dhaxeeya waalidka soomaliyed iyo ilmihiisa ,  sidoo kale  ka dhigada maalintaada mid ka fayow isku buuqa iyo qulubka❤️Dhawrsan Nasir / counseling psychologist

    Ep-9 Sidee naftaada u caawinaysaa marka dhib kula kulmo

    Ep-9 Sidee naftaada u caawinaysaa marka dhib kula kulmo

    Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob
    - sidee loo xoojiya xidhiidhka alle
    - Sidee u caawin kartaa naftaada marka dhib dareemaysid

    Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    • 30 min
    Ep_8 Ka Hor Inta Aanad Guursan

    Ep_8 Ka Hor Inta Aanad Guursan

    Xalqada 8 ee taxanaheena waxaan kaga hadlayna ka hor inta aanad guursan maxaa kuu muhiim ah  inaad ogaato si aad u ilaashato Degenida iyo Xasiloonida Maankaaga 

    Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    • 31 min
    EP-7 Kasoo kabashada dhaawacyada nafsiga| Healing From psychological trauma

    EP-7 Kasoo kabashada dhaawacyada nafsiga| Healing From psychological trauma

    Xalqadani waxay inaga caawinaysaa inaan fahano maxaa keena dhaawac nafsiya iyo sideen uga kaban karnaa dhibkaas 
    Dhawrsan Nasir | counseling psychologist ❤️

    • 31 min
    Ep-6 Narcissistic personality disorder

    Ep-6 Narcissistic personality disorder

    Xalqada 6 ee taxanaheena waxaan kaga hadlaynaa dabeecad loo yaqaan narcissistic personality disorder waxyaabaha calaamadaha u ah qofka qaba dabeecadan iyo waxyaabaha keena inuu qofku la noolado dabcigaas

    Dhawrsan Nasir/ counseling psychologist 

    • 25 min
    Ep-5 - Postpartum depression| depression ka dhalmada kadib | الاكتئاب بعد الولادة

    Ep-5 - Postpartum depression| depression ka dhalmada kadib | الاكتئاب بعد الولادة

    Xalqadan waxay inaga caawin doonta fahanka xanuunka depression ku dhaca hooyada dhalmada kadib  (postpartum depression)waxyaabaha sababa iyo sida loo daaweyo 

    Dhawrsan Nasir / counseling psychologist 

    • 23 min
    EP-4 Depression | الاكتئاب | isku buuq( Qulub)

    EP-4 Depression | الاكتئاب | isku buuq( Qulub)

    Xalqadan waxaynu kaga hadlaynaa xanuunka depression ka waxyaabaha sababa iyo sida loola tacaali karo waxaan rajaynayaa inay caawiso xalqadani in baddan oo inaga mida 

    Dhawrsan Nasir/ counselling psychologist 

    Janaat podcast 

    • 23 min

Customer Reviews

5.0 out of 5
2 Ratings

2 Ratings

Top Podcasts In Health & Fitness

Kabasho
Hamda Hussein
On Purpose with Jay Shetty
iHeartPodcasts
The Psychology of your 20s
iHeartPodcasts
The Mindset Mentor
Rob Dial
Nafas with Samah Alothman ﻧَﻔَﺲ مع سماح العثمان
Samah Alothman
Balanced Black Girl
Balanced Black Girl

You Might Also Like