16 episodes

Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura , waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya bulshada soomaaliyeed. Mawduucyadaaas oo aanu rajaynayno in ay ku raad reebaan dhagaystayaasha ku taxan Podcast-kan.
Hadii ay jiraan wax talo iyo tusaale ah oo aad nagu soo kordhin karto, aad ayaanu usoo dhawaynaynaa, ee fadlan, nagala soo xidhiidh ciwaanada aanu ku leenahay baraha bulshada.

Reer Guuraa Muna iyo Shukri

    • Society & Culture

    Qaybtii 2-aad ee qisadii Fa’iza Sharif

    Qaybtii 2-aad ee qisadii Fa’iza Sharif

    Waa qaybtii labaad ee qisadii Fa'iza. 

    • 55 min
    Qisadii Fa’iza Sharif (qaybtii 1-aad)

    Qisadii Fa’iza Sharif (qaybtii 1-aad)

    Qaybtan waxaannu ku soo qaaddanaynaa qisada Fa'iza Shariif. Fai'za waxay ku soo kortay xarun lagu xanaanayn jiray caruurta aan waalidka lahayn ama qoysaskoodu yihiin faqiirka, dagaaladii sokeeye ee Somalia ka hor. Waxay innala wadaagaysa noloshu sidday ahayd berrigaas, iyo saamaynta burburkii Somalia ku reebay nolosheeda.

    • 44 min
    Yaa saaxiib laga dhigan karaa?

    Yaa saaxiib laga dhigan karaa?

    Qaybtan waxaa marti noogu ah Farxiya Cabdi & Fartuun Cabdi. Waxaanu kaaga hadlaynaa saaxibtinamada iyo muhiimada ay leedahay in uu qofku yeesho saaxiib wacan, iyo dhibaatada uu saaxiibka xumi keeno karo.

    • 51 min
    Maxaa sababi kara, in qofka muslimka ah , uu diinta shaki ka galo ?

    Maxaa sababi kara, in qofka muslimka ah , uu diinta shaki ka galo ?

    Qaybtan waxaa marti noogu ah Sheekh Mustafe (Abu Rowdah), oo ka mid ah sheekhiinta ugu caansan Denmark. Waa sheekha iyo imamka magaalada Aalborg, Denmark.  Sheekha waxaanu waydiinay su'aalo ka mid ah, su'aalaha ay na soo waydiiyeen dhagaystayaashu. 

    • 55 min
    Qofkii doonaaya in uu hadafkiisa/riyadiisa ka dhabeeyo, maxaa looga baahanyahay?

    Qofkii doonaaya in uu hadafkiisa/riyadiisa ka dhabeeyo, maxaa looga baahanyahay?

    Qaybtan waxaa marti noogu ah Mushtaaq. Musthaaq waxay jeceshahay in ay dadka dhiiri galiso, si ay riyadooda ama hadafkooda nolosha ugu midho dhalinyaan. Waxay qaybtan inala wadaagi doontaa, waxyaalaha looga baahanyahay qofka doonaayaa in uu ka gun gaadho hadafkiisa. 

    • 37 min
    ”Wax walba waan haystaa, noloshana waan nacay”

    ”Wax walba waan haystaa, noloshana waan nacay”

    Qaybtan waxaanu idinla wadaagaynaa talooyin ay na soo waydiisteen dhagaystayaashu. Waxaanu kaga hadlaynaa sababaha keeni kara, in uu qofku dawo raadsan waayo, marka ay haleelaan xanuunada maskaxda ku dhaca. 

    • 40 min

Top Podcasts In Society & Culture

I Said What I Said
Carousel Network
The HonestBunch Podcast
Glitch Africa
So Nigerian
Dami Aros
Life Uncut
Brittany Hockley and Laura Byrne
To My Sisters
Courtney Daniella Boateng & Renée Kapuku
Menisms
Madeaux Podcasts