15 episodes

kuso dhawada Bogasho Podcast goob kulmisa ganacsadayaasha iyo  dhaliyarta rabta in hada ay ganacsiyo bilaaban ama ay kor u qadan xirfadooda saleska iyo merketing ka. Nagu soo biir safarkan aan rabno i  anu kor ugu qaadnao xirfadaheena iyo aqooneena xaga ganacsiga . Hadii aad tahay ganacsade hada cusub oo dhwaan uu bilaabay , ama aa tahay qof hada ku rajo wayn in uu ganacsi bilaabo ama raba in xirfadiisa sida wax iibka iyo suuqgayna kor u qaado then xagani waa goobti ka caawin lahayd. Magacaygu waa Mohamed Amin, waxan ahay soo jeediyihiina mar labaad soo dhawaada. Dhagaysi wanagsan.

Bogasho Podcast Mohamed Amin

    • Business

    SEASON 2~EP04: Procrastination!!!!! Dib U Dhigida Hawlahu maku qoonsadan rumaynta riyooyinkaaga ?

    SEASON 2~EP04: Procrastination!!!!! Dib U Dhigida Hawlahu maku qoonsadan rumaynta riyooyinkaaga ?

    Ku soo Dhawoow Bogasho Podcast! magacaygu waa Mohamed Amiin Episode kan , waxaynu u dhex galaynaa laba xoojiye oo wax soo saar ka muhiim ah: kor u qaadida diiradda (Enhacing focus ka iyo ka gudubka dib u dhigista( overcoming procrastination) . U halgamaya dhamaystirka hawlaha? Soo hel sida abuurista jawi aan mashquul ahayn, dejin yoolal cad, kala hormarinta hawlaha, Iyo xannibaadda waqtiga sida ay u beddeli karaan diiraddaada. Intaa waxaa ...

    • 28 min
    SEASON 2~EP03 SMART GOALS Garashada Hadaf kaagu maxay Ka badali Karta Noloshada ?!!!

    SEASON 2~EP03 SMART GOALS Garashada Hadaf kaagu maxay Ka badali Karta Noloshada ?!!!

    Hadaf Muxu yahay ? helitaanka dhabadu guushu waxa ay ku xidhantahay in aad leedaha qorshe ku yaala ooo ku gaadh siinaya Yoolka aad leedahay Waana Gundhiga xalqadeenan maanta . waxa marti inoogu ah Amaal C/laahi oo ah soo jeediyaha ALBAQIYAT PODCAST oo aanu kawada hadali doono faa;ido intee leeg ayuu leeyahay hadaf dajisku!!!!!Dhagaysi WacanMohamed Amin Bogasho podcast

    • 27 min
    SEASON 2~EP02 Maaraynta Wakhtiga (TIME MANAGMENT) Halganka Wakhtiga Iyo Adiga

    SEASON 2~EP02 Maaraynta Wakhtiga (TIME MANAGMENT) Halganka Wakhtiga Iyo Adiga

    Ma ku dhibtoonaysaa inaad wakhtigaaga si hufan u maamusho? La soco Episodes yada u dambeeyay ee podcast-ka halkaas oo aan ku sahamino awoodda wax-bedelka ee farsamooyinka maaraynta waqtiga! Dhacdadan, waxaan si qoto dheer ugu dhex milmayn hababka caanka ah sida Farsamada Pomodoro, Joojinta Waqtiga, (time blocking) iyo farshaxanka mudnaanta (prioritization ). Xeeladahan oo la isku dayay oo la tijaabiyay maaha kaliya buuq; waa fatsamooyin kaa caawin kara inaad soo saarto wax soo saa...

    • 23 min
    SEASON 2~EP01 Halganka Wakhtiga Iyo Adiga Hordhaca Season ka cusub) productivity

    SEASON 2~EP01 Halganka Wakhtiga Iyo Adiga Hordhaca Season ka cusub) productivity

    Ku soo dhawow season ka 2aad ee podcast keena , halkaas oo aanu si qoto dheer ugu hadli doono dunida wax soo saarka. episode kan hordhaca ah, waxaan kaga hadli doona sida wax soosaarku uusan u kaliya ku saabsanayn si wax badan loo qabto- waxa ay ku saabsan tahay ku dhaqanka is-daryeelka (Self care ) iyo inaad wakhtigaaga u isticmaasho si ula kac ah. Nagu soo biir sida aan u soo ban dhigno xeelado wax ku ool ah si da loo gaaro dheelitirka shaqadaada iyo -noloshaad...

    • 23 min
    SEASON 1~EP10: Which Way (Wadadee ,Jidkee) Ku Haboon in aan ku Bilowdo Wayahaga

    SEASON 1~EP10: Which Way (Wadadee ,Jidkee) Ku Haboon in aan ku Bilowdo Wayahaga

    Waxa Aynu kaga hadli doona maanta xalaqadan Go'aan dhamaan graduates ku aay waajahaan bar bilawga wayooda ,entrepreneurship vs. employment. maw axaad bilaabi ganacsi mise shaqo waxa aynu kaga hadli doona midkasta wax ay ku wanagsan tahay in aad jidkaa qaado iyo waxa ayna u wanaagsanayn si makaa aduu aad u miisaaanto ood u qaadato qo'aanka ku haboon naftaada adiga . i am your Host Amin Mohamed and this is Bogasho Podcast

    • 28 min
    SEASON 1~EP09 :The Art of Pricing: Sidee Kor Uqaad Dakhliga Ganacsigaga ?

    SEASON 1~EP09 :The Art of Pricing: Sidee Kor Uqaad Dakhliga Ganacsigaga ?

    Si aad u hesho dakhli badan ama revenue ganacsiiga aad u kordhiso waxa aad u baahantahay in si qorshaysan aad u qimayso adeega ama shayga aad iibinayso ama aad gadayso. ka faa'idaysiga waqtiyada occasations ka waa mid aad muhiim ugu ah ganacsiga . xilima ,amintee, se waqtige ayaa la sameeyaa stratigic pricing ,sidee loo sameeya waxa waxyaalaha aynu kaga Bogan doono xalqadee anan maanta fadlan dhagaysi wacanMohamed Amin

    • 33 min

Top Podcasts In Business

The Modern Manager
Mamie Kanfer Stewart
Banking Transformed with Jim Marous
Evergreen Podcasts
Who Moved My Cheese?
Nihal Bouabida
The Work Experience Podcast
Jamie Milligan
More or Less: Behind the Stats
BBC Radio 4
The Diary Of A CEO with Steven Bartlett
DOAC

You Might Also Like