SEASON 2~EP01 Halganka Wakhtiga Iyo Adiga Hordhaca Season ka cusub) productivity

Bogasho Podcast Podcast

Ku soo dhawow season ka 2aad ee podcast keena , halkaas oo aanu si qoto dheer ugu hadli doono  dunida wax soo saarka. episode kan hordhaca  ah, waxaan kaga hadli doona  sida wax soosaarku uusan u kaliya ku saabsanayn si wax badan loo qabto- waxa ay ku saabsan tahay ku dhaqanka is-daryeelka (Self care ) iyo inaad wakhtigaaga u isticmaasho si ula kac ah. Nagu soo biir sida aan u soo ban dhigno xeelado wax ku ool ah   si da loo gaaro dheelitirka shaqadaada iyo -noloshaada shaqo  ama ardaynimo  . U diyaar garow inaad noloshaada beddesho hal tallaabo oo waxtar leh waqtigeedii! season kan cusub waxa uu noqon doona mid ka duwan  kii hore 

To listen to explicit episodes, sign in.

Stay up to date with this show

Sign in or sign up to follow shows, save episodes, and get the latest updates.

Select a country or region

Africa, Middle East, and India

Asia Pacific

Europe

Latin America and the Caribbean

The United States and Canada