
44 episodes

ALBAAQIYAT albaaqiyat
-
- Religion & Spirituality
-
-
4.6 • 27 Ratings
-
Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
-
Season 5~EP13 : xidhiidhka ka dhaxeeya dhiirigalinta iyo qaan-gaadhnimada /العلاقة بين المراهقة والتشجيع
Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da’da ( 13-15)
Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah
1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da’da .
2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da’da .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa -
Season 5~EP12: da’ada qaangaadhnimada iyo barbaarinta /التربية والمراهقة
Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan.
xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,
1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya
( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )
2; maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo
3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro
4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .
Dhagaysi wanaagsan . -
Season 5~EP11: Waydiimo khuseeya barbaarinta / فقرة أسئلة عن التربية
Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su’aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa .
Su’aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso.
Wixii su’aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano .
Dhagaysi wanaagsan 🌸
Amal abdilaahi bade -
Season 5~EP10: Qaadida masuuliyadaha / handling responsibility/ تحمل المسؤولية
Masuuliyada oo ilmahaa la bara
waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo
Waxaad xalqadan ka heli doontaa su’aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh .
Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan .
Aad baan idinku mahad celinayaa .
Amal cabdilaahi bade -
Season 5~EP9 barbaarinta iyo kala duwanashaha ( wiilasha - hablaha ) / تعلم الإختلاف
Manta waxa aynu uguda galayna marlxalad cusub oo aynu kaga hadalyno da’da (9-12) marka uu ilmuhu uu jiro iyo waxa uu ugu baahida badan yahay waxay tahay in lagu beero , iyo filashooyinka uu qabo markuu da’dan kujiro .
Dhagaysi wanagsan ayaan idiin rajayanay -
Season 5~EP8 cabirida dareemaha ilmaha / التعبير عن المشاعر
Dareemuhu waa luuqad kamida luuqada ay bini adamku ku hadlaan ayna tahay in ilmaha lagu ababiyo wakhtiga uu yaryarahay .
:- waxa jira dhibaatooyin fara badan oo ka dhasha cabir la’anta dareemada oo qofka kusoo baxa marka uu waynaado si aynu taas ugu hortagno ayaynu xalqadan ku lafaguraynaa dareemaha iyo ahamiyada ay leeyihin .
Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya
Amal abdilaahi bade
Customer Reviews
Amazing podcast allahuma batik
Assalamu aleykum💐
This is a wonderful, amazing podcast. I wish it can be translated to all languages. I listen to you from the USA. Please keep up the wonderful job.
Wxaan illaahay raxmaanka ah kuu weydiinaya iin uu caqligaaga , cilmigaaga, iyo cimrigaaga ba kuu barakeeyo💕aameen
This podcast
Waxaa rajeynaa inaa wax badan iska badli doono inshallah illahay haduu rali ka noqdo waana ku mahadsan tahay sida quruxda badan wax waliba nagu soo gudbisi illahay hakuu sahlo wax waliba aduun iyo aqiiro aad hamineyso ❤️
Masha Allah
Waa muwduucyo aad u xiiso iyo qiimo badan, Allaha ku barakeeyo walalo. Waan kaa sugaynaa si xiiso badan.