12 episodes

Shamac Podcast waa bar dhegaysi aan ugu talagalnay inaan kuso gudbino sheekooyinka noocyadooda kala duwan, gorfeynta iyo taxanayaal kooban oo ku saabsan buugaagta , waxa intaas aan ka maqnayn barnaamijyo la xidhiidha arrimaha bulshada, taarikhda,dhaqanka iyo suugaanta. Somali-Podcast

Shamac Podcast Shamac Podcast

    • Arts

Shamac Podcast waa bar dhegaysi aan ugu talagalnay inaan kuso gudbino sheekooyinka noocyadooda kala duwan, gorfeynta iyo taxanayaal kooban oo ku saabsan buugaagta , waxa intaas aan ka maqnayn barnaamijyo la xidhiidha arrimaha bulshada, taarikhda,dhaqanka iyo suugaanta. Somali-Podcast

    Khibradihii 14 Salaasa I Buugga Tuesdays With Morrie

    Khibradihii 14 Salaasa I Buugga Tuesdays With Morrie

    "Waxaan doortay meeshii la igu aasi lahaa. Ma soo booqan doontaa ? Kaalay dabadeedna hadal, kana dhig maalinta salaasada . Salaasa ayaad iman jirtay badanka. Waxa aynu nahay dadkii salaasada. Waad igu iman qabrigeyga sawmaaha? Si aad mushkiladahaaga iigu sheegtid?"“Marka aan dhinto ka dib, adigu hadal ana waan ku dhegaysani”

    • 16 min
    Farshaxanley ku eedeysan dilka ninkeedi I Buugga The Silent Patient

    Farshaxanley ku eedeysan dilka ninkeedi I Buugga The Silent Patient

    • 16 min
    Soo Koobid I Buugga The Defining Decade

    Soo Koobid I Buugga The Defining Decade

    • 1 min
    Soo Koobid I Buugga The Happiest Man on Earth

    Soo Koobid I Buugga The Happiest Man on Earth

    ''The Happiest Man on Earth" waa buug uu qorey Eddie Jaku oo ka badbaadey xasuuqi Hitler fuliyey dagaalkii labbaad ee adduunka , waxa uuna kaga sheekeynayaa marxaladihii kala duwana ee uu soo marey.

    • 12 min
    Soo Koobid I Buugga Dirkii Sacmaallada

    Soo Koobid I Buugga Dirkii Sacmaallada

    Dirkii Sacmaallada , waxa qorey Axmed Ibraahin Cawaale, waxa uuna kaga hadlayaa si hufan sooyaalka iyo ilbaxnimadii Soomaalida , sida oo kale waxa uu kaga jawaabay buuggan weydiimaha ay ka mid yihiin halka ay Soomaalidu ka soo jeedo asal ahaan iyo badhxanka isirka Soomaaliyeed , gaar ahaan waxa ka jira Carabnimada Soomaalida.

    • 9 min
    Soo Koobid I Buugga The Big Magic

    Soo Koobid I Buugga The Big Magic

    • 8 min

Top Podcasts In Arts

Vin for begyndere
Radioteket
Taylor Swift Effekten
dansk podcast
Det Ekstraordinære
Sigurd Hartkorn Plaetner
Kok og Kok imellem
Thomas Rode Andersen
Hvad drikker Lillelund?
Jyllands-Posten
Frihedsbrevet
Frihedsbrevet

You Might Also Like