Kabasho

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸
Tráiler
Mahadnaq
19 ene
MaashaAllah Hamda, podcastigan Waxaan arkay bilowga sanadkan 2025 aad baan ooga helay, mowdhuucyada qaar baa si gaar ah ii taabtay. Allahaku barakeeya aqoonta maadi iyo diiniba. You’re truly amazing person.
Mahadsanid
22/11/2024
Waxan aad ugu faraxsanahay inan podcastigagan helay goor aan rabay thank u xamda
Thank you.
15/11/2023
Very thankful for you help.
Su’aal
02/05/2024
Book REJo cod ahaan adoo u akhrinaya maso dhigi karta hady macqul tahy?!!
Mahadsanid
25/02/2023
Wlh xili an u bahna ayan helay thanks
Asc qaali
19/09/2022
Wan ku salamay mcnto marka hore wan ku waayey malmahan podcast wan u xiisay runtii waxan rajaynaa in ad cafimaad qabto. Can’t wait for you to upload other episodes Insha Allah
Mahadsanid walal Hamda 😍
08/08/2022
Aadban u dhagaystaa sida togon ee aragtida fogleh eed nooguso gudbiso barnaamijyada tayadaleh. Kumahadsanid sida aad noogu talo iyo tusaalayso. Kumaso koobi karo qoraal mahadcelintaada. Dhagaysigaaga dhagtu kama bogoto. Mansha Allah!!!
Positive listener
03/05/2022
The aspect of blending the spiritual aspect of Islam as holistic care is very much undervalued. In modern society, many spiritual aspects are separate from seeking therapy. A best podcast to listen to understand how to cope, past lessons that we can draw from our model and mentor in Islam, the prophet Muhammad, peace and blessing be upon him. I really enjoy the different angles and how they brought everything into perspective. Highly recommend!!!
Acerca de
Información
- CreadorHamda Hussein
- Años de actividad2022 - 2025
- Episodios56
- ClasificaciónApto
- Copyright© 2025 Kabasho
- Mostrar sitio web
También te podría interesar
- Superación personalCada semana
- IslamCada semana
- Superación personalCada día
- Superación personalSerie semanal
- EducaciónCada día
- IslamCada semana
- Sociedad y culturaCada dos semanas
- Economía y empresaCada dos semanas
- Sin fines de lucroCada día
- IslamCada semana
- Islam21 mar
- RelacionesCada semana
- IslamSerie semanal
- EducaciónCada día
- Islam10/03/2024