에피소드 9개

Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa cashirro/muxaadarooyin aqooneed oo muq leh. Halkan ayaadna ka dhagaysan kartaa cashirradaas.

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada Baraarug Books

    • 예술

Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa cashirro/muxaadarooyin aqooneed oo muq leh. Halkan ayaadna ka dhagaysan kartaa cashirradaas.

    BAADHISTA IYO AQOON DHALINTA: Daraasadaha Soomaalida Sumad Ahaan | AYAANLE HOORRI

    BAADHISTA IYO AQOON DHALINTA: Daraasadaha Soomaalida Sumad Ahaan | AYAANLE HOORRI

    Ayaanle Hoorri waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda.



    Halkan ka daaw

    • 1시간 10분
    XULASHADA BUUGTA BARAARUG IYO ARRIMO KALE | CABDILLAAHI RAAGE IYO SUHAYB CABDIRAXMAAN

    XULASHADA BUUGTA BARAARUG IYO ARRIMO KALE | CABDILLAAHI RAAGE IYO SUHAYB CABDIRAXMAAN

    Cabdillaahi Raage iyo Suhayb Cabdiraxmaan  waxa uu kulan kaa jeediyeen bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda.

    Halkan ka daawo

    • 47분
    TAARIIKHDA CILMI BAADHISTA SOOMAALIDA | CABDIRASHIID JEENI

    TAARIIKHDA CILMI BAADHISTA SOOMAALIDA | CABDIRASHIID JEENI

    Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda.



    Halkan ka daawo

    • 57분
    DAWRKA TACLIINTA SARE AY KU LEEDAHAY AQOON-SOO-SAARISTA | DR. MAXAMAD JAAMAC MADAR

    DAWRKA TACLIINTA SARE AY KU LEEDAHAY AQOON-SOO-SAARISTA | DR. MAXAMAD JAAMAC MADAR

    Dr. Maxamad Jaamac Madar waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda.



    Halkan ka daawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=TVgXeAOqFk0&list=PLAo8C7v1VHrWFECwj9sgQ_j62Dl3IvEz5&index=4&t=2s

    • 41분
    AKHRISKA, BAADHISTA IYO AQOONDHISKA: Tusaalayn iyo Tibaaxbixin | CABDICASIIS GUUDCADDE

    AKHRISKA, BAADHISTA IYO AQOONDHISKA: Tusaalayn iyo Tibaaxbixin | CABDICASIIS GUUDCADDE

    Cabdicasiis Guudcadde waxa uu kulankan kaga hadlayaa mudnaata ay  akhriska iyo baadhistu u leeyihiin aqoondhiska qof iyo bulsho. Kulankani  waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta  Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.

    Halkan ka daawasho:

    https://www.youtube.com/watch?v=AACzITFR5hM&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=2&t=1s

    • 52분
    ISKU-SOCODKA AFKAARTA IYO ILBAXNIMOOYINKA: Akhris Guud | MAXAMAD XIRSI

    ISKU-SOCODKA AFKAARTA IYO ILBAXNIMOOYINKA: Akhris Guud | MAXAMAD XIRSI

    Maxamad Xirsi kulankan waxa uu akhris guud ku dulmarayaa Isku-Socodka  Afkraata iyo Ilbaxnimooyinka, oo uu hordhac fahnkeenna  mawduuca ku  aadan u samaynayaa.  Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.



    Halkan ka daawo:

    https://www.youtube.com/watch?v=vQ3mXVrgOas&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=4&t=3s

    • 1시간 1분

인기 예술 팟캐스트

잠 못 이룬 그대에게
지혜의서재
책읽아웃
예스24
두말하면 잔소리
hemtube 햄튜브
The Book Review
The New York Times
이동진의 빨간책방
위즈덤하우스
라디오 북클럽 김소영입니다
MBC