500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen Sveriges Radio

    • News

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Aabe looga shakisan yahay inuu labo caruur ah ku dilay degmada Södertälje oo la xidhay. Tirada carruurta Iswiidhen ku dhasha oo yaratay. Dhimashada shilalka gaadiidka oo korodhay. Shirkada SAAB oo shaacisey inay macaashtay qaybta hore ee sanadkan.

    • 2 min
    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Laga bilaabo maanta muwadiniinta Iswiidhen ee ku nool dibada way codayn karaan doorashada EU. 19 jir lagu xukumay xabsi daa'in halka gabadh 18 jir ah lagu xukumay 10 sano. Amiirad Victoria oo bilaabaysa layli sarkaal sarre. Kalkaaliso 20 sano ku shaqaynaysay shati la'aan
    Hor u codeeynta doorashada baarlamanka EU-da oo maanta ka bilowdey Sweden.
    Wiil 19-jir ah oo xabsi daa'in loogu xukumey maanta dil ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm, halka gabar 18 jir ahna loogu xukumey 10 sannadood oo xarig ah isla felkaa.
    Gabadha iska leh dhaxalka boqortooyada Victoria tababar leyli sarkaal ka bilaabi doonta akadeemiyada difaaca, si ay u qaadato darajada sarkaalad.
    Haweeney muddo 20 sannadood ah kaga shaqeeyneeysay shati la'aan xirfadda kalkaaliyaha caafimaadka gobolka Jämtland Härjedalen, sida laga soo xigtay telefishanka SVT.

    • 2 min
    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Qaraxyada ay geystaan dambiilayaasha ee lala beegsado guryaha fillooyinka iyo dabaqyada ayaa soo badanaya. Shirkadda tareennada SJ oo samayn doonta maalgashi ka dib markii dhaleecayn loo jeediyey. Shirkadaha caymisku waxay leeyihiin shuruudo kala duwan oo ku saabsan dadka la kulma falalka galmada.

    • 2 min
    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Booliska mandiqaddaha waqooyiga Iswiidhen oo qariiradayn ku samayn doona raga rabshadaha ka dhanka ah dumarka sameeya. Qareen ka hawlgala Malmö oo xukun lagu ridey. Booliska oo ka digaya nooc cusub oo lagu xadayo xogta dadka.

    • 2 min
    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    Hal qof ayaa ku dhaawacmay shil wiish Magaalada Göteborg. Sannadihii 2019 iyo 2023 ayey wakaaladda bii'ada shaqada soo gaareen ku dhowaad 31 000 kiis oo la xiriira shilalka ka dhaca goobaha shaqada. Nin lagu tuhunsan yahay kiis tooriyeyn ah oo rumaanka la dhigay. Khalad la xidhiidha shaybaadhka oo ka dhacay cusbitaalka Umea.

    • 2 min
    Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    Laba nin oo boliiska Malmö u gudbiyey dalab bannaanbax hor leh oo lagu gubeyo qur,aanka. Fanaaniin badan oo sheegay iney ka noqdee ka qaybgalka tartanka heesaha hirgalay ee Yurub. Magaalada Haparande oo dhacda waqooyiga sweden ayaa laba nin loo qabtay kaydsiga walxaha qarx oo aad u fara badan. Nimankan ayaa iska dheereeyey iney wax dembi ah galeen.

    • 2 min

Top Podcasts In News

Forklart
Aftenposten
Who Trolled Amber? | Tortoise Investigates
Tortoise Media
Oppdatert
NRK
Chit Chat med Helle
Helle Nordby & Acast
730.no
730.no & Acast
Stavrum & Eikeland
Nettavisen og Bauer Media

More by Sveriges Radio

P3 Dokumentär
Sveriges Radio
P3 Krim
Sveriges Radio
P3 Historia
Sveriges Radio
P1 Dokumentär
Sveriges Radio
P3 Dystopia
Sveriges Radio
Creepypodden i P3
Sveriges Radio