Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
-
- News
Booliska mandiqaddaha waqooyiga Iswiidhen oo qariiradayn ku samayn doona raga rabshadaha ka dhanka ah dumarka sameeya. Qareen ka hawlgala Malmö oo xukun lagu ridey. Booliska oo ka digaya nooc cusub oo lagu xadayo xogta dadka.

2 min