Joogtaynta Gratitude/Mahadnaqa

Safiya Mohamed

Buugga aan idin lawadaagaayo waa buugg aan ka qoray gratitude joornaal ahaan. Waxayna kaa caawinaysaa in ay tirtirmaan wixii qalad ahaan u galay subconscious mind/ qeeybta aan garashada lahayn.

About