10 Jahre in Deutschland
Qaliiji
Maadaama oo Sano ay iigu buux santay joogista aan jooga Wadanka Jarmalka, waxaan jecleestay in aan asxaabtayda la wadaago wax yaabaha aan ka bartay joogista aan joogay wadankaan. Wax yabaha aan ugu hadli doono barnaamishkaan waxaa kamida ah habka sharciyada wadankaan, nolosha, Caafimaadka, shaqooyinka iyo guud ahaan somalida ku nool wadankaan.
- 1 Episode
About

Information
- CreatorQaliiji
- Years Active2022 - 2023
- Episodes1
- RatingClean
- Copyright© Qaliiji
- Show Website