
Ahmd Darwiish Podcast "Fikradaha Muhiimka Ah"
Ahmed Darwiish
Ahmed Darwiish waa maalgaliye, Qoraa, Bare, garaad hoggaamiye iyo Ganacsade dhisay noloshiisa haddana ku hawllan horumarinta iyo hiyyi-dhisidda dadyowga uu wax baro. Waxa uu barbaariyay maanka boqollaal dad ah isaga oo dhisay hab-fikirkooda una horseeday madax bannaani dhaqaale. Koriye Podcast wuxuu ardaydiisa iyo bulshada ku xidhan kula wadaagayaa aqoon,aragti, jihayn iyo jidmarin kasta oo u horseedaysa horumar dhaqaale iyo mid nololeed labada.
Episodes
- 3 Episodes
About
Ahmed Darwiish waa maalgaliye, Qoraa, Bare, garaad hoggaamiye iyo Ganacsade dhisay noloshiisa haddana ku hawllan horumarinta iyo hiyyi-dhisidda dadyowga uu wax baro.
Waxa uu barbaariyay maanka boqollaal dad ah isaga oo dhisay hab-fikirkooda una horseeday madax bannaani dhaqaale.
Koriye Podcast wuxuu ardaydiisa iyo bulshada ku xidhan kula wadaagayaa aqoon,aragti, jihayn iyo jidmarin kasta oo u horseedaysa horumar dhaqaale iyo mid nololeed labada.
Information
- CreatorAhmed Darwiish
- Years Active2K
- Episodes3
- RatingClean
- Copyright© Ahmed Darwiish
- Show Website