QORSHAHA NOLOSHA Ep:1

Ali Mire Ahmed

Waxaa bilowday Podcast Cusub oo Aan ugu Magac bixinay Qorshaha Nolosha .. Si,guud Ujeedada iyo Hadafka Barnaamijkaani Waxaan rabnaa inaan dhisno , Bulsho Fahansan Qorshaheeda Nololeed Si,aan Uga badbaadno Qorxumo Haysata dadkeena taas oo keenta Guuldarooyin waa wayn oo ku yimaada Maaraynta nolosha iyo Habdhaqanka' Barnaamijka waxaa daadihinaya Ustaad Ali Mohamed Jama

About