The koraad Podcast

Koraad Podcast

Korad waa podcast ka hadlaya codka, cududda, iyo curinta dumarka Soomaaliyeed. Waxa uu xambaarsan yahay sheekooyinka dhabta ah, dhiirrigelin, iyo doodo ku saabsan nolosha, caafimaadka maskaxda, xuquuqda haweenka, iyo horumarka bulshada. Ujeeddadeennu waa inaan dumarka Soomaaliyeed ku dhiirrigelino inay codkooda qaataan, kuna biiraan horumarka naftooda iyo dalkooda. Kusoo biir safarka Korad – halkii aamusan laga cod yeeli lahaa.cast weblog

About