Maanka & Koboca

Mohamed

Maanka & Koboca waa barnaamij loogu talagalay horumarinta nafta, caafimaadka dhimirka, iyo dhiirigelinta dhalinyarada Soomaaliyeed. Xalqad kasta oo soconaysa 10-15 daqiiqo, waxaan si kooban ugu falanqaynaynaa caqabadaha maalinlaha ah sida caajiska, daalka maskaxda, iyo fikirka badan (overthinking). Waxaan ku siinaynaa talooyin toos ah oo aad maanta ku dhisi karto qofka aad berrito noqon lahayd. Ku soo dhawaada daryeelka maankaaga iyo koboca noloshaada!

About