Politiko 360

Dawan Media

Politiko 360 is a weekly political podcast produced by Dawan Media that brings rigorous, accessible analysis of Somali politics, governance, and state formation to audiences at home and across the diaspora. The show bridges legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to enduring principles of governance - delivered in both Somali and English. Each week, two of Somalia’s most respected public voices dissect the political landscape with the depth, candour, and context that mainstream coverage rarely provides.

Episodes

  1. Oct 1

    S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo?

    Barnaamijka toddobaadlaha ah ee  Politiko 360 ayaa si qoto dheer uga hadlaya warqadaha ay Puntland, Golaha Mustaqbalka iyo madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u direen Qaramada Midoobay, xilli siyaasadda Soomaaliya ay mareyso marxalad xasaasi ah. Barnaamijku wuxuu si gaar ah u eegayaa nuxurka warqadaha, qodobada ay dhinacyadu ka dalbanayaan Qaramada Midoobay, doodda ku saabsan dual-track, xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, arrimaha doorashada, iyo doorka beesha caalamka ee siyaasadda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale lagu falanqeynayaa doodda ka dhalatay xiriirka dhinacyada Soomaalida ay la sameynayaan hay’adaha iyo dowladaha shisheeye, iyo waxa arrimahaasi uga dhigan yihiin siyaasadda iyo dowladnimada Soomaaliya. Barnaamijka waxaa daadihinaya Alinur Salad , waxaana kala qeyb qaadanaya Hussein Abdi Adam, Tifaftiraha Arrimaha Doorashooyinka ee Dawan Media, iyo Mohamed Guure, Maamulaha Machadka Diblomaasiyadda Soomaaliya. Time Code: 00:00 – Hordhac01:45 – Todobaadka Warqadaha: Mucaaradka, Puntland, Farmaajo iyo Qaramada Midoobay03:03: - Maxaa ku jiray warqadda Golaha Mustaqbalka07:38 – Maxaa ku jiray warqadda Puntland11:44 – Warqadda Farmaajo maxaa ku jiray? 15:35 – Maxay ku kala duwan yihiin warqadaha Puntland iyo Golaha Mustaqbalka?23:30 – Mucaaradka iyo dowlad-goboleedyadu intee u dacwoonayaan hadda kadib? 30:59 – Mustaqbalka wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya35:34 – Maxaa laga fahmi karaa warqadda Farmaajo ? Politiko 360 waa barnaamij siyaasadeed toddobaadle ah oo ay soo saarto Dawan Media, kaas oo lagu falanqeeyo siyaasadda Soomaaliya iyo dhacdooyinka ugu muhiimsan ee dalka. #Politiko360 #Somalia #Soomaaliya #Puntland #GolahaMustaqbalka #Farmaajo #SiyaasaddaSoomaaliya #QaramadaMidoobay #DawanMedia 📍 Subscribe: /@dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho falanqaynta ugu muhiimsan ee siyaasadda Soomaaliya! https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa

    S1 E4 | Politiko 360 : Maxay qoreen Puntland, Golaha Mustaqbal iyo Farmaajo?

About

Politiko 360 is a weekly political podcast produced by Dawan Media that brings rigorous, accessible analysis of Somali politics, governance, and state formation to audiences at home and across the diaspora. The show bridges legal and institutional expertise with frontline political experience, connecting current events to enduring principles of governance - delivered in both Somali and English. Each week, two of Somalia’s most respected public voices dissect the political landscape with the depth, candour, and context that mainstream coverage rarely provides.

You Might Also Like