Codka Soomaalida DK Mediegruppen for somailere i dk
-
- Samhälle och kultur
This is a somali podcast made by "Mediegruppen for somaliere i DK" in Denmark, and would be in Somali and in Danish primary.
This channel "Codka Soomaalida DK" is meant to be the voice of the somali diaspora in Denmark and the topics that are discussed would turn around this. But can be open for topics that are interesting generally for somali diaspora.
-
Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali
Barnaamijka Codka Soomaalida waxaan qeybtan ku soo qaadan doonaa Mawduuc inta badan la iska inhdo tiro kaasoo ah caqabadaha ragga soomaaliyeed.
Waxaynu si qoto dheer u falanqeyneynaa dood ku saabsan.
• Aabenimada
• Masuuliyada ragga
• Maxaa keeni kara maqnaanshaha ragga
• Taageero la’aanta ragga
Waxaa barnaamijka ku marti qaadnay la taliyaha ururka Baba Abdirashid Artan. Abdirashiid waxa u xirfad dheeru leeyahay la shaqeynta aabayaasha.
Live stream barteena Facebook iyo Youtube, ama meelaha kale oo podcast-ka la dhaheysto sida Apple podcasts, Google Podcasts iyo Spotify. -
Xanuunada dhimirka iyo Autismka - Somali
Waa maxay sababaha keenay autismka in uu ku dhaco carruur badan oo soomaali ah.
Sanadadii u danbeeyay waxa autism laga helay carruur aad u tiro badan oo soomaali ah. Waxaan barnaamijka ku cusunay waalid soomaaliyeed, waalidkaas oon ka wareysan doono sababo ay u maleynayaan in ay keeni karto autismka.
Waxaan sidoo kale wareysan doonaa DR. Faadumo Sh. Cali oo aad ula soo shaqeysay dadka uu ku dhacay cudurada dhimirka iyo sidoo kale dadka aadka u liita ee u baahan caawimaada dhanka nolosha.
Youtube ka dawo:
https://www.youtube.com/watch?v=hqoEaGr6waw -
Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali
Kiisas badan oo si sharci darro ah carruur looga qaatay waalidkood ayaa sababtay in duqa magaalada Langelands lagu dacweeyo booliska.
Waxaa barnaamjika marti noogu ah Abdinoor Hassan oo ka tirsan golaha degaanka Odense, sidoo kalena xirfad u leh (socialrådgiver) arrimaha bulshada iyo qoyska.
-Sidee carruurta lagu qaataa.
-Wada shaqayn la'aanta waalidka
-Cuddurada dadka qaar ay sheegtaan.
Youtube ka dawo:
https://youtu.be/xmGKr0FuH-Q -
Livet som ung somalisk iværksætter i Danmark. w/ Amina Ahmed og Abduirahman M. Jama
Mange unge somaliere springer ud som iværksættere og vi har inviteret to af dem til vores podcast på mandag kl. 21:30.
Vi skal høre deres historier, og hvorfor de har valgt at være iværksætter samt hvilke udfordringer de har stødt på i forbindelse med at starte op som selvstændig i Danmark.
Vi vil gerne vide, hvilke råd de har til andre somaliere, der ønsker at at starte som selvstændig og hvad man skal være opmærksom på for at opnå succes som selvstændig iværksætter.
Se med på mandag kl. 21:30
Se med på YouTube:
https://www.youtube.com/watch?v=4v4KiO2eUH0
Se også på vores fb live på siden.
Follow on Instagram:
https://www.instagram.com/mgfsdk/. -
Hvordan skal vi som en (udskældt) minoritet forstå og håndtere pressen? w/Farhiya Khalid - Dansk
Deltagelse i den offentlige debat: Hvordan skal vi som en (udskældt) minoritet forstå og håndtere pressen?
MGFSDK ønsker at flere debattører af somalisk herkomst skal deltage i den offentlige debat – uanset dagsorden. Samtidig ønsker vi at bevidstgøre dem, der ønsker at deltage i den offentlige debat om spillereglerne. Det er ikke nogen hemmelighed, at den nuværende skildring af somaliere er karakteriseret af yderligere stigmatisering og hvert bidrag fra en somalier kan (mis)bruges som benzin på bålet. Med andre ord, sigter medierne ofte at bekræfte den negative fortælling om somalierne end nuancere den.
I anledning af ovenstående, har vi i mandagens live med os journalist Farhiya Khalid.
Se med på mandag kl. 20.00.
Se med på YouTube:
https://youtu.be/NHgtONvcu4U
Se også på vores fb live på siden.
Follow on Instagram:
https://www.instagram.com/mgfsdk/ -
Soomaalida iyo Siyaasadda Golaha Degaanka w/Ali Nuur - Somali
Barnaamijka Codka Soomaalida
Habeenka isniinta kl 20:00 waxaan wareysi la yeelan doonaa Ali Nuur oo xubin ka ah xisbiga Socialdemokratiet. Ali waa musharax dooroshooyinka golaha degaanka ee magaalada Århus. Haddii aad rabto in aa su'aalahaaga u gudbiso Ali, fadlan la soco barnaamijka.*
Se med på YouTube:
https://youtu.be/NHgtONvcu4U
Se også på vores fb live på siden.
Follow on Instagram:
https://www.instagram.com/mgfsdk/